Deg deg Dab xooggan ayaa ka kacay xaafadda Hillaac ee Boosaaso.

Date:

Dab xooggan ayaa haatan ka kacay xaafadda hillaac ee magaalada Boosaaso, waxaa goobta uu dabka ka kacay jooga guddoomiyaha Gobolka Bari iyo Taliyaha qeybta Booliiska gobolka.

waxaa socda dedaallo lag daminayo dabkaasi iyadoo ciidanka dab-damiska ay wadaan dedaalkii ugu dambeeyay, xaafadda Hilaac ayaa ah mid koonaha magaalada ku taalla iyadoo dabkuna ka kacay koonaha xaafaddaasi, wixii warar ah o kasoo kordha dabkaasi waan idiin soo tabin doonnaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi...