Muwaadin Dalkaaga Ayaa Kuu Baahan, Ha Dumin Ee Dhis

Date:

Qaar Kamid ah Culimada Soomaaliyeed Oo Ugu Baaqay In Dhalinyarada La Qalday Al-Shabaab ee Kasoo laabtaan Fekerka Xagjirka Ee Al-Shabaab.

“Fadlan Ka soo bax Kooxda Kuna Soo biir Dhismaha Dalkaaga, Dadkaaga, Deegaankaaga iyo Qoyskaaga Koryeel Soomaaliya, Markale Udagaal Dalkaaga iyo Deegaankaaga” Sidaasi Waxaa Sheegay Sheekh Nuur Sheekh Cismaan.

Horey Ayuu Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed oo ugu baaqay in Dhalinyarada gaar ahaan Kuwa La qalday ay dib uga Faa’iideeystaan Fursadda Cafiska.

Hadalkani ayaa imaanaya xilli ay qaar ka mid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ay baaq u jeediyeen in laga faa’iideeysto baaqaasi.

KUDHUFO MUUQAALKA LINK-GA HOOSE:-

CODKA SHEIKHA

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan looga hadlayay xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweynihii hore Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...