Hay’ada IAEA oo eedeysay Dowladda Iiraan

Date:

Hay’adda Tamarta Atomigga Caalamiga ah ee IAEA ayaa Dowladda Iiraan ku eedaysay inay hareer martay sharciyada Caalamiga ah ee la xiriira xakameynta Hubka Nucliyerka.

Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan ayaa la sheegay inuu si weyn u sii kobcayo isla markaana ay jiraan goobo cusub oo ay xukuumadda Tehran si qarsoodi ah ugu farsamayso barnaamijkeeda ku saabsan bacriminta macdanta Yuraaniyamka ee laga farsameeyo  Nukliyeerka.

Hay’ada IAEA, ayaa Dowladda Iiraan ku dhaleeceysay sida ay ugu guuldarreysatay inay ka jawaabto su’aalaha la xiriira howlaha Nukliyeerka, waxanay sheegtay in ay Tehtan dooneyso inaan lala socon howleheeda ku aaddan Hubka halista ah iyo qaabka ay u shaqeeyaan

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...