Midowga Afrika oo shaaciyay Dalalka uu saameeyay Coronavirus

Date:

Ururka Midowga Afrika ayaa shaaciyey tirada rasmiga ah Dalalka Afrika ee uu gaaray caabuqa Coronavirus oo ka soo billowday Dalka Shiinaha.

War-saxaafadeed kasoo baxay Ururka Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in kiisas la xariira cudurkaasi Covid-19 laga helay Waddamada Algeria, Nigeria, Egypt, Morocco, Senegal iyo Tunusia.

Midowga Afrika ayaa sidoo kale ku baaqay in la muujiyo feejignaan dheeri ah, si looga hortago in cudurka uu u sii gudbo Dalalka kale ee Qaaradda.

Coronavirus oo hadda si weyn ugu sii fidaya Dunida ayaa waxaa u dhintay Dad badan, kuwaas oo badi ku noolaa Waddanka Shiinaha oo uu caabuqaan ka soo billowday.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Kismaayo oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Kismaayo oo ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa u...

Fariinta Madaxweynaha JFS ee Maalinta Haweenka Adduunka

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed,...

Mas’uuliyiinta Gaashaandhigga XFS oo boogaadiyay kaalinta gabdhaha ee ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay...