Bulshada deegaanadda Galmudug oo soo dhaweeyay dhismaha maamulka

Date:

Dardargalita maamul usamaynata Galmudug ayaa si wayn looga dareemaya deegaanadda  Galmudug,waxaa Meel Fiican marayaan dadaalada dowlada fadraalka Soomaaliya ee Ku aadan Dhismaha Dowlad Gobaledka Galmudug.

Qeybaha Kala duwan Ee bulshada Galkacyo Oo La Hadlay Warbaahinta Qaranka ay Soo
Dhaweeyeen Doorka Dowlada Soomaaliya  ee Ku aadan dhismaha Iyo dhameystirka dowlad gobaleedka Galmudug.Dhinaca Kalana golaha deegaanka dagmada Galkacyo ayaa Soo dhaweeyay
kaalinta ay dowladu ay Ka qaadatay talaabooyinka horumarka Leh Ee Ku
aadan dhismaha dowlad gobaleedka Galmudug.
Ku xigeenka duqa dagmada Galkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Maxamed
Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in loo baahanyahay in Laga
wada shaqeeyo Amniga nabad galyada iyo horumarka dowladnimo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...