Maamulka Gobalka Banaadir Oo Soo Bandhigay Gaadiidka Dhismaha Wadooyinka.

Date:

 

Xarunta Gaadiidka iyo Dhulbixinta dowlada hoose ee Xamar ayaa maanta lagu soo bandhigay gaadiid kala duwan oo loogu talagalay in ay qeyb ka noqdaan dib udhiska wadooyinka Caasimadda iyo dhismaha xarumaha danta guud.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray gaadiidkan lasoo bandhigay isagoo sheegay in maamulka gobolka ay ka go’an tahay dardargalinta bilic soo celinta Caasimada JFS.

Maamulka Gobolka Banaadar ayaa dadaal xoogan ugu jiro sidii ay dib ugu soo celin lahaayeen bilicda iyo nadaafada Gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta XFS “Aqoonsiga Israel ee Somaliland waa xadgudub,waxaana u wajahaynaa si dublamaasi ah

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi...

WARSAXAAFADEED: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD),...

Ciidamada amniga oo Khaarijiyay horjooge ka tirsan Khawaarijta

Taliska La-dagaalanka Argagixisada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ka...