Guddiga Farsamada Ee ay Magacawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Gaaray Dhuusamareeb

Date:

Guddiga Farsamada ee Maamul dhisida Galmudug oo ay dhowaan magacawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb.

Guddigan oo ka kooban 13 xubnood ayaa diyaarad khaas ah looga qaaday Muqdisho, iyadoo xilligii ay ka dagayeen garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ammaanka si aad ah loo adkeeyay.

Wararka ayaa sheegaya in xubnaha Guddigan ay kulamo la yeelan doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada iyo odayaasha dhaqanka, waxaana wixii hadda ka dambeeya ay guda geli doonaan howsha la xiriirta soo xulidda liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan looga hadlayay xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweynihii hore Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...