Heshiis Dhex maray Beelo Ku Dagaalamay Ceel-Berde

Date:

Nabaddoonada gobolka Bakool ayaa si-weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Xuddur kuwaas oo mudo 4 bilood ah howlo nadabeyn ah ka waday gobolka Bakool qeybo kamid.

Waqtigooda ugu badan waxaa ay ku qaateen degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool halkaas oo mar sii horeysay ku dagaalameen Beelo walaalo.

Maamulka magaalada Xudur iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa soo dhaweeyay Odayaasha iyo Waxgaradka oo ku soo guulaystay howshii ay u baxeen ee ahaa heshiisiinta beelahaasi walalaalaha ee ku wada nool degmada Ceel-berde iyo deegaannada hoos yimaada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Amiirka dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaq ka soo saartay qalalaasahii rabshadaha watay ee ka dhacay gobolka Awdal

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaq kasoo saartay qalalaasahii rabshadaha...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo xariga ka jaray dhismaha Buundadda Sabiid iyo Caanoole

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho 1- Madaxweyne Xasan...