AUN Sabaax Cabdullaahi Asad

Date:

Waxa ay ka mid ahayd dhallinyarada Soomaaliyeed ee ka soo noqday qurbaha.
Bishii April ee sanadkan ayaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.

inkastoo ay ku cusbeyd xafiiska haddana waxa ay ahayd gabadh aad u firfircoon oo waqti badan galisa horumarinta degmada ay guddoomiyaha ka ahayd.

Allaha u naxariistee Sabaax waxa ay ku naf weyday qaraxii argagixiso ee ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...