AUN Xasan Maxamed Sabriyeย 

Date:

Waxa uu ahaa sharci yaqaan khibrad dheer u leh arrimaha sharciga oo la soo shaqeeyay inta badan guddoomiyeyaashii gobolka Banaadir soo maray.ย  Waxa uu ka soo shaqeeyay dowladdii dhexe ee Soomaaliya gaar ahaan dowladda hoose ee Xamar.

Waxaa lagu sifeeyay in uu ka mid ahaa dadka ugu khibradda badan dhinaca sharciga iyo dowladaha hoose.

Waxa uu ahaa la taliyaha dhinaca sharciga ee guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Xasan Maxamed Sabriye oo ahaa 70 jir, waxaa uu ku geeriyooday qaraxii argagixiso ee xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...