Ururka Haweenka Aqalka Sare oo doortay guddoon cusub

Date:

Muqdisho (SNTV) Munaasabada lagu dooranayay guddoonka cusub ee Ururka Haweenka ee ku jira Golaah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Murashaxiinta Ku guuleeystay Xilika kala duwan ee loo tartamay ayaa kala ah sida hoos ku xusan:

B)Guddomiyaha Ururka ayaa loodoortay:
1.Senator Jawahir Axmed Cilmi

T)Guddomiyaha Ku -Xigeen Ururka ayaa loodoortay:
1.Senator Fadumo Xasan Aadan Gariyow

J)Guddomiyaha Ku -Xigeen Ururka ayaa loodoortay:
1.Senator Nuura Faarax Jamac

X)Xog-hayaha Ururka waxaa u tarmay:
1. Senator Fartuun Cabdulqaadir Faarax Karaama.

KH)Khasnajiga Ururka ayaa loodoortay:
1.Samsam Ibraahim Cali.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Qadar oo yeeshay kulan muhiim ah

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Faahfaahin ka Bixiyay Qaraar ku Saabsan Khayraadka Dabiiciga ah oo uu Meel Mariyay Baarlamaanka West Virginia.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac,...

Buulo-burde oo u gudubtay wareegga afar dhamaadka ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Buulo-Burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa u...

Wasaaradda Batroolka XFS iyo West Virginia oo Iska kaashanaya Sahminta iyo Soo Saarista Macdanta Muhiimka ah

Wasaaradda Batrolka iyo kheyraadka Macdanta XFS iyo Gobolka West...