Golaha Aqalka sare BFS oo saaray War saxaafadeed ku aadan xaaladda Galmudug

Date:

Muqdisho (SNTV)- Guddiga joogtada ah ee Golah Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa warmurtiyeed kasoo saaray Xaaladda dawlad goboleedka Galmudug iyo is af garan waaga ka dhex jira Madaxda sare ee Maamulkaasi.

Fadhigii 17aad, farqadiisa 2aad oo maanta ay yeesheen Guddiga joogtada ah ee golaha Aqalka sare ayaa waxay soo saareen war murtiyeedka hoos ku xusan:-

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...