Marwada koobaad ee dalka oo ka qeybgashay Shir looga hadlayay Cudurada AIDS-ka iyo TB-da oo ka dhacay Bijiin

Date:

Muqdisho September 5 (SNTV);-Shir looga hadlayay arrimo la xariira ka hortagga cudurada AIDS  iyo TB-da oo ay ka qeybgaleen Marwooyinka Madaxweynahayaasha Qaaradda Afrika ayaa shalay lagu qabtay Magaalada Bijiin ee Dalka Shiinaha Dadka.

Shirkaasi oo ay martigalisay Marwada 1-aad ee Madaxweynaha China Mrs Peng liyuan, waxayna kulmisay 50 Marwooyin Madaxweyne oo Afrikaan ah, si ay si wadajir ah isaga kaashadaan ka hortagga HIV AIDS iyo TB-da ee Qaaradda Africa,

Ugu dambeeyntiina Marwooyinka shirka ka qeybgalay ayaa wada saxiixday heshiis ku saleysan in Qaaradda Afrika ay noqoto sanadka 2030-ka mid ka xorowda AIDSka iyo TBda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud,...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Dhaweysay Ansixinta Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo...