Maamulka Goof gaduud ee G/ Baay oo faahfaahin ka bixiyay Xaaladda Deegaanka

Date:

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Deegaanka Goof gaduud ee Gobolka Baay oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka faahfaahin ka bixiyay Xaaladda Amniga Deegaanka.

Xasan Isaaq Guddoomiyaha Deegaanka Goof gaduud ee Gobolka Baay ayaa tilmaamay in ay wanaagsan tahay Amniga Deegaanka Goof gaduud iyo deegaanada kale ee hoos yimaada isagoona sheegay in Goof gaduud ay ka howlgalaan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Guddoomiyaha Xasan Isaaq ayaa sheegay in ay qorshaynayaan Maamulka oo kaashanaaya Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed iyo kuwa Darawiishta Maamulka Koonfur galbeed sidii Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab kuwaa soo dhibaatooyin kala duwan ku haya Shacabka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...