Ciidamada Amaanka Puntland oo Hawlgalo ka sameeyey Magaalada Boosaaso

Date:

Boosaaso (SONNA) Ciidamada Amaanka Maamulka Puntiland oo Maalinkii labaad hawlgalo iyo baaritaano ka wada xaafado ka tirsan Magaalada Boosaaso, Iyadoo Ciidamada ay ku guulaysteen inay gacanta ku soo dhigaan dadka ay ka shakiyeen.

Magaalada boosaaso ee Xarunta Gobolka Beri ahna Xarunta Ganacsi ee Maamulka puntland ayaa mararka qaar waxaa ka dhaca falal lidi ku ah amaanka.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliya Maxamed muuse Tarsan ayaa soo sheegaya in ay Ciidamadu ku guulaysteen inay gacanta ay kusoo dhigaan Rag lagu tuhunsan yahay in ay Magaalada qalqal ku hayeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...