Xildhibaannada Golaha shacabka oo ka doodaya arrinta Qalbi dhagax

Date:

Xildhibaannada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh magaalada Mqudisho kaas oo ay uga hadli doonaan dhiibista Qalbi Dhagax oo ah sarkaal ka tirsan Jabhadda ONLF.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa qaba in kulanka maanta uu rajeynayo in uu u dhaco sidii loogu talo galay madaama Xildhibaanada inta badan ay dalka joogaan kana soo laabteen gudashada waajibka Alle ee Xajka oo ay ku maqnaayeen.

“Waa ajandihii kal hore baaqday, markii kooramka la waayay ee ku saabsanaa arrinta Qalbi dhagax iyo qaraarkii ay Xukuumadda ka qaatay in laga doodo” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta amniga deegaannada KGS

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto...

Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha XFS oo Kulan wada jir ah ka Yeeshay Xoojinta Arrimaha Shaqooyinka Qaranka

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya, Mudane...

Wasiirka Difaaca XFS oo shacabka Ceeldheer ku dhiirigeliyay in ay ka qeyb qaataan isdiiwaangelinta doorashada

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay...