Wasiirka wasaradda caafimaadka oo booqaneysa magalada Helsinki

Date:

Wasiirka wasaradda caafimaadka oo uu wehliyo la taliyaha wasarrada xagga caafimaadka taranka iyo dhalaanka Dr Abdulqadir Wehliye ayaa safar 2 casho ah oo shaqo u tgay magalada Helsinki ee dalka Filand.

Waxay ka qeybgaleen shir looga hadlayay caafimaadka haweenka waddamada burburka soo maray.

Waxaa ay booqdeen hay’ado badan oo ay igu horreyso Natonal Institute for Health and Welfare. Waxay kulan ay la qaateen jaalliyadda kaga hadashay wasiirka. xaaladda caafimaad  ee waddanka , sidii laysaga kaashan lahaa.

Waxay kala qeyb gashay casho sharaf aad loo soo abaabulay laguna wada falanqeeyay kaalinta ay ka qadan karto qurbajoogta Finland kor u qaadidda dareyeelka caafimaad ee Soomaaliya.

Wasiirku waxay ay shir gooni gooni ah la yeelatay  wasiiradda wasaradaha Ganacsiga Dibadda iyo Horumarinta Mr Kai Mykkänen iyo wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Adeegyada Bulshada  Ms Annika Saarikko.

Wasiirka waxay la kulantay Hay’ada IOM MIDA FINNSOM kalana hadadhay baahidda loo qabo in qurbajoogta Somaliyeed  ka qeyb qaadato dib u dhiska waddankooda hooyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...