Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Holand

Date:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holand ayaa kulan soo dhaweyn ah waxaa ay u sameeyeen Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan En. Yariisow oo dhawaan halkaasi Gaaray.

Wasiirka warfaafinta ayaa kulankaasi waxaa uu ku xog wareystay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool Dalka Holand, kuwaasi uga warbixiyay xaaladda ay ku sugan yihiin.

Waxaa sidoo kale kulankaasi goob joog ka ahaa Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Siciid Fiqi iyo aqoonyahano kale.

Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (En Yariisow) Wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Jaaliytadda Soomaaliyeed ee Holand xaalada dalka uu marayo iyo horumarada halkaasi kajira, iyo kaalinta Qurba joogta Soomaaliyeed looga baahanyahay in ay ka qaataan horumarka dalkooda,islamarkaana ku dhiiro geliyay in kaalintooda.

Source: SONNA

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...