Qaliin lagu sameeyay Gabar afar bil jir ah oo lagu Guuleystay

Date:

Qaliinkan uu ku Guuleystay Isbitaalka Bulaale ayaa waxa uu ahaa mid lagu sameeyey Gabar Afar bil jir ah, oo iyadoo Madaxa Biyo uga jiraan dhalatay.

Ifraax Aadan Cumar oo ah Hooyada Gabadha yar ee Qaliinka Madaxa looga sameeyey ayaa Sheegtey in ay ku faraxsantahay Qaliinka lagu guuleystay ee Gabadheeda maanta loogu sameeyey, iyadoo sheegtey in qoys ahaan ay yihiin dad daruuf Nolaleed ay haysato.

Dr Maxamed Maxamuud Cali oo ah Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Bulaale ayaa sheegey in Ilaahey dartiisa iyo Caawinta dadka danta yar Qaliinkan ay ugu sameeyeen Gabadhan yar oo ku dhibaneyd Xanuunka Maskaxda Biyaha Gala ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...