Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Magaalada Jowhar

Date:

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle.

Wasiirka ayaa ka qeyb galaya shir lagu heshiisiinayo labo beelood oo ku dagaalamay deegaan hoostaga Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha dhexe.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maalin ka hor u qabtay shir hordhac odayaasha ka soo jeeda deegaanka lagu dagaalamay, waxaana la isku afgartay in xalka laga gaaro dagaal beeleedkaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Dowladda oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso ee Lagu Qaaday Dekedda Damiietta ee Dalka Masar

Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii...

Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta furmaya

Waxaa maanta Xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa ka furmaya...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...