Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Goobo Muhiim ah oo ka tirsan Jubbaland

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF.S Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan xubnaha Golaha Wasiirada iyo Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kormeer ku tagay deegaanka Goobweyn oo dhaca waqooyiga magaalada kismaayo, halkaas oo isaga darsamaan Wabiga Jubba iyo Badweynta India, waxana uu R’aiisul Wasaaruhu la kulmay qeybaha bulshada ee ku dhaqan deegaanka Goobweyn.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale tagey Jaamacadda Kismayo oo xarun u ah Ciidanka Isku dhafan ee Dawladda, waxana uu kula dar-daarmay Ra’iisul Wasaaruhu in laga shaqeeyo danta guud, ciidankuna ay u diyaar garoobaan sido deeganada ay maamulaan shabaab looga xoreyn lahaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...