Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Xaflada Furitaanka Dekadda cusub ee Wadanka Jabuuti.

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo maalintii labaad ku sugan Wadanka Jabuuti oo uu booqasho rasmi ah ku joogyo ayaa maanta ka qeyb galay Dhagax dhiga dekad cusub oo ay yeelaneyso Dowladda Jabuuti.

Madaxweyanaha ayaa sidoo kale kulamo la yeeshay Madax sare ee Wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti , kulamadaas oo looga hadlayey iskaashiga labada Wadan iyo adkeynta Xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya Jabuuti iyo Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa la filayaa markii ay xafladda furitaanka Dekadda cusub ee Jabuuti dhamaato in asaga iyo wafdiga uu hogaaminaayo ay dalka dib ugu soo laabtaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa...

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka nidaamyo xooggan oo ka jawaaba masiibooyinka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle,...