Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo casho sharaf u sameeyey Suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Xalay  suxufiyiinta Soomaaliyeed casho sharaf ugu sameeyey xarunta Madaxtooyada kuna dhiiri geliyey inay dadaalkooda sii labo jibaaraan oo ay bulshada gaarsiiyaan horumarka iyo wadan jaceylka.

Ra’iisul Wasaaraha  ayaa warbixin ka dhageystay madaxda suxufiyiinta Soomaaliyeed isla markaasna soo dhoweeyey talooyinka muhiimka ah oo ay u soo jeediyeen.

Sidoo kale, waxaa cashada ka hadlay Wasiirka Warfaafinta Mudane Eng. C/rixmaan Cumar Cusmaan (Yarisow), Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Mudane Thabit Cabdi Maxamed, Madaxda Ururka Saxafiyiinta Qaranka ee (NUSOJ) iyo qaar kamid ah Agaasimeyaasha Warbaahinta madaxa bannaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo soo xiray Shirweynaha 6-aad ee hal-abuurka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Shirka Golaha Wasiiradda oo lagu ansixiyay Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan kula yeeshay Zoomka deeq-bixiyaasha caalamka.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa...

Golaha Shacabka oo ansixiyay Heshiiska Aas-aasida Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...