Madaxweynaha JFS oo hadda kulan la leh bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Safar dhanka Dhulka ah ku gaaray Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa hadda kulan la leh qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedreaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa hadda kulan la leh qeybaha ka duwan ee Bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose,isagoo dhageysanayo Fikradaha iyo Talooyinka ay u hayaan Dowaladda.

Faafaahinta Warkan iyo Sawirrada Naga filo goor-dhow Insh-allah

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Qadar oo yeeshay kulan muhiim ah

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Faahfaahin ka Bixiyay Qaraar ku Saabsan Khayraadka Dabiiciga ah oo uu Meel Mariyay Baarlamaanka West Virginia.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac,...

Buulo-burde oo u gudubtay wareegga afar dhamaadka ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Buulo-Burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa u...

Wasaaradda Batroolka XFS iyo West Virginia oo Iska kaashanaya Sahminta iyo Soo Saarista Macdanta Muhiimka ah

Wasaaradda Batrolka iyo kheyraadka Macdanta XFS iyo Gobolka West...