Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay munaasabada lagu xusayey Maalinta Umulisada.

Date:

Munasabadaan  oo lagu  xusayey maalinta Calmiga ah ee Umulisooyinka Adduunka isl markaana ay ku qalin jabinayeen  gobdho bartay  Cilmiga  umulisanadda  ayaa manta lagu qabtay xaruunta  tababarka Ciidanka Soomaaliyeed ee  Gen Kaahiye  ee Magaladda Muqdisho .

Munasabada o ay soo qaban qaabisay wasaaradda  Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada  ayaa waxa ka qayb galay  Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Wasiirka Caafimaadka, Wasiru Dowlaha  Xafiiska Ra’isiul Wasaaraha  Cabduulahi Xamud  , Xildhibaano ,  Dhaqatiir iyo  Marti Sharaf kale .

Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya  Fowsiya Abiikar  Nuur   ayaa  uga mahad celisay Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda  ka soo qaybgalk munasabadaan.

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Cali kheyre  ayaa  ugu horayn  hambalyo iyo dar-daaran u diray  gabdhaha  bartay cilmiga Umulinso-nimada  waxa uuna  cadeeyey in haweenka  soomaliyeed ay hormuud ka ahaayeen  bad-baadinta  umadda  Sooomaaliyeed xiligi adkaa ee dalka soo maray .

Mudane Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa  ugu baqayn haweenka soomaalieed in ay horseed an daalin u noqdaan   horumarka dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...