Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Jarmalka oo soo gaaray Muqdisho

Date:

Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka ayaa goor-dhow ka soo dagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee  Magaalada Muqdisho waxaana ku soo dhaweeyay Madax ka tirsan Dowaladda Soomaaliya.

R/wasaaraha Dalka Jarmalka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda ayaa kulan laqaadan doono R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre .

Xigasho:SONNA

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...