Taliyaha ciidanka Booliiska oo ka qeybgalay shirka booliiska adduunka (Interpol)

Date:

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa shalay dib ugu soo laabtay Dalka kaddib markii uu dalka Imaaraadka uga qaybgalay Shirka Boliiska Adduunka (Interpol) ee loogu magac daray (Unity for Security).

Shirkaasi waxaa  soo qabanqaabisay Dawladda Imaaraadka Carabta waxaana diirradda na lagu saaray Sidii mas’uuliyad la isaga saari lahaa xasillinta iyo nabadeynta adduunka.

Wuxuu Taliyaha la kulmay muddadii uu halkaasi joogey Xoghayaha Guud ee Ururka Boliiska (Interpol).

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Xoogga oo deeq raashin ah gaarsiiyay dadka abaartu ku saameysay degmada Raaga Ceelle

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad raashin ah gaarsiiyay...

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay shir sanadeedka gu’ga (Spring Meetings) oo ka dhacay Washington

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadda ee ANTALYA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Istanbul kulan...