[DAAWO] Madaxweyne Qoor-Qoor oo maanta xarigga ka jaray xafiiska cusub ee wasaaradda Caafimadka & iyo Daryeelka Bulshada Maamulkaas

Date:

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug   Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka daah furay Dhismaha Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo ay qayb ka yihiin xafiisyada adeegga degdega ah ee Caafimaadka Bulshada iyo baqaarada keydka dawada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...