[DAAWO] Booliska Soomaaliya oo soo Bandhigay Hub culus, walxaha qarxa ,Gaadiid iyo raggii watay

Date:

Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed G/lle Saadaq Doodishe  oo manta Shirjiraaid u qabtay Warbaahinta  ayaa  faafaahin ka bixiyay howgal Ciidanka ammaanku ku soo qabteen tiro Khawaarijt ah iyo waxyaabaha qarxa oo ay wateen.

Booliska ayaa soo Bandhigay Hub culus, walxaha qarxa ,Gaadiid iyo raggii watay .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo qadka teleefanka ugu hambalyeeyay dhiiggiisa dalka Uganda.

Muqdisho, Jannaayo 21, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qaybgalay Shir-weyne ku Saabsan Nidaamka Federaalka.

Muqdisho, Janaayo 21, 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna...

Golaha Shacabka ee BFS oo Ansixiyay Heshiiska Dhismaha Urur Goboleedka IGAD.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Pakistan.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka...