[DAAWO] Gobolka Banaadirย  oo maanta ku dhawaaqay in ay dib u bilaabayaan canshuuraha guryaha Muqdisho

Date:

Maamulka Gobolka Banaadirย  Ayaa maanta ku dhawaaqay in ay dib u bilaabayaan canshuuraha guryaha Muqdisho iyaga oo dhanka kale go’aan ka soo saaray guryaha bubursan ee ku yaalla caasimadda.

Afhayeenka Gobolka Banadir ayaa la hadlay Warbaahinta isaga oo faah-faahiyey Go’anada ka soo baxay Gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...