Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo kulan la qaatay guddiga qaran ee la dagaalanka lacagta sharci-darrada iyo maalgelinta argagixisada

Date:

Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kulan la yeeshay guddiga qaran ee la dagaalanka lacagta sharci-darrada iyo maalgelinta argagixisada.

Guddiga ayaa Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka warbixin ka siiyey hawlaha iyo qorsheyaasha hortabinta leh ee Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada, iyo dardar gelinta qorshaha qaran ee lagu curyaaminayo ilaha dhaqaale ee maal-geliya ee khawaarijta Al-shabaab.
Kulankan waxaa ka soo qeyb galay xubnaha Guddiga Qaran ee heer Wasiir iyo heyโ€™adaha dowladda ee wadashaqaynta la leh guddiga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale