Madaxweyne Guudlaawe oo maanta Degmada Maxaas ka dhagax dhigay Elaboor diyaaradeed oo dhawaan halkaasi laga dhisi doono

Date:

Madaxweynaha Dowladd goboleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta Degmada Maxaas ka dhagax dhigay Elaboor diyaaradeed oo dhawaan halkaasi laga dhisi doono.

Cali Guudlaawe Xuseen ayaa horay u balan qaaday dhismaha Garoonka maadaama uu muhiim u yahay bulshada Maxaas iyo deegaanada hoos yimaado.

Waxaa sidoo kale madaxweynaha balan qaaday in wax badan laga qaban doono adeegyada bulshada sida caafimaadka iyo hormarka bulshada.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa halkaasi kala kulmay soo dhaweyn ay u sameeyeen dadka Degmada Maxaas iyo deegaanada u dhaw dhaw.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...