Agaasimaha guud ee W/warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida maamo Xaliimo Shire Cabdi

Date:

Allaha u naxariistee waxaa maanta geeriyootay Xaliimo Shire Cabdi oo ka tirsaneyd howlwadeennada wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya.

 

Agaasimaha guud ee wasaaradda mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ku hadlaya magaca maamulka iyo Shaqaale weynaha wasaaradda warfaafinta XFS ayaa geerida maamo Xaliimo Shire Cabdiย  tacsi tiiraanyo leh uga diray qoyska, qaraabada, bahda shaqada iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed.

 

isagoona Eebe Weyne Uweydiiyay Marxuumadda Inuu Jannadiisa ugu Bishaareeyo.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...