Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gadiidka oo maanta shir-Gudoomiyey kulan Gaara oo Agaasimuhu layeeshay Agaasime-waaxeedyada Wasaaraddaas

Date:

MUQDISHO-11-BISHA OGOSTO-2022 Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada (XFS) ayaa maanta shir-Gudoomiyey kulan Gaara oo Agaasimuhu layeeshay Agaasime-waaxeedyada Wasaaraddaas.
Waxaana Ajandaha Shirku ahaa dar-dar galinta hawlaha shaqada iyo sidii loola shaqayn lahaa Wasiirada Cusub Ee Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada Iyada oo lagu shaqaynaayo la xisaabtanka shaqaalaha iyo Qorsahayaasha iyo barnaamijyada Xukuumadda cusub ee #DAN_QARAN.

Waxaana la isla gartay in si hufnaani ku jirto, loo hormariyo, shaqooyinkii, horay u socday ee Wasaaradda ee ahaa Hormarinta iyo Hagaahinta Shaqada Wasaarada.

 

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacawday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS...

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna...