Guddiga KMG ah ee labada Aqal BFS ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 oo guddon doortay.

Date:

Muqdisho-Juun14-6-2022:Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Golaha  shacabka BJFS iyo kan Aqalka Sare ee loo xilsaaray in ay diyaariyeen  Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 oo maanta fadhigoodii koowaad yeeshay ayaa iska dhex doortay Guddoonka Guddiga, waxayna u dhacday sida soo socota:-

1. Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux Guddoomiye
2. Senator Xassan Iidoow Maxamed (Kobac) Guddoomiye ku xigeen
3. Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur Xoghaye.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...