Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada ee Maamulka Galmudug oo maanta Tababar u soo xirtay xubno ka kala socdey Hey’addaha maamulkas.

Date:

Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada ee Maamulka Galmudug ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb tababar ugu soo xirtay xubno ka kala socdey Hey’addaha Dowlada, ururada Maxaliga ah iyo ururada Bulshadu, waxaana tababarkan uu ku saabsanaaa balaarinta arimaha deegaanka iyo maamul daadejinta arimaha deegaanka.

Tababarkan ayaa si gaar ah ugu qotomey sidii kor loogu qaadilahaa maamulka deegaanka ee galmudug, iyadoo ka qayb galayaasha laga dhageystay soo jeedintooda la xiriirta sida loo sameyn karo isku xirnaan dhab ah iyo wadashaqeyn wax looga qaban karo xaalada jirta.

 

Tababarkan oo qabsoomidiisa ay Wasaaraddu la kaah-shatey hey’adda UNDP ayuu si rasmi ah u daah furay wasiir kuxigeenka Wasaradda Deegaanka, isbadalka Cimilada iyo horumarinta reer miyiga Galmudug Cabdifitaax Cagayare. .

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashada K/Galbeed

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY DALKA JABUUTI.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...