Wafdi uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay gaaray Magaalada daaru-salaam ee dalka Tansaaniya .
Ujeedka wafdiga wasiirka u gaaray dalkaas ayaa ah ka qeybgalka shir arimaha Milatariga gobolka looga hadlaayo oo maanta halkaas ka furmaya.
Siihaya saafaradda Soomaaliya ee dalka Tansaaniya Maxamuud Axmed Xirsi oo la hadlay Radio muqdisho ayaa faah -faahiyay shirka maanta ka furmaya dalka tansaaniya.