Gudoomiye sheikh Aadan madoobe oo markale booqday madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud.

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo madaxweynaha JFS, ayaa waxay kulan gaar ah ku yeesheen hoyga uu deggan yahay madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Masuuliyiinta ayaa waxay ka wada hadleen xaaladda guud ee dalka iyo amba-qaadista hanaanka dowladnimadda Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi...