Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo uu maanta guddoomiyay Raโiisul Wasaaraha dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Dhowr hindise sharciyeed.
Golaha wasiirada ayaa ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda, Hindise sharciyeedka kalluumeysiga iyo Siyaasadda maamulka howlaha hayโadaha samafalka islaamiga ah.

