Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyn cod caqlabiyad leh ku ansixiyay Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.
215 ayaa u codeeyay ayaa codka siiyay mana jirin wax ka aamusay sidoo kale diiday.
Ra’iisul wasaare Rooblel ayaa ansixinta ka hor khudbad kooban uu jeediyay golaha shacabka waxa uu sheegay inuu soo dhisi doono xukumadda tayo oo ka shaqeysay arrimaha soo socdo oo gaaraya ilaa 8 qodob.
ugu dambeyn waxaa dhaariyay guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka Mudane Baashi Yuusuf Axmed.
- Amniga
- Doorashooyinka
- Horumarinta Dhaqalaha
- Cadaalada iyo garsoorka
- La dagaalka musuq maasuq
- Dib u eegista dartuurka dalka
- Xiriirka caalamiga
- Ugu dambeyn waxaa