Dhismaha wadada iska xirta Baladwayne iyo jentokundisho oo dib loo bilowday

Date:

Magaalada Baeledweyne ayaa  waxaa ka bilowaday dhismaha wadada isku xirtay jento kundisho taasi oo burbur xoogan u geysteen fatahaadihii Wabiga Shabeelle.

Mashruuca dhismaha Wadadaan  ayaa waxaa horaantii sanadkan waxaa Dhagax dhigay  Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Qaar kamid ah bulshada gobolka Hiiraan ayaa soo dhaweynaayo dhismaha ka bilawday wadadan isku xirto magaalada Baladweyne ilaa Jento Kudisho madama bur bur xoogleh ka jiray isla markaan dhibaato xoogan lagu qabay isticmaalka wadadaas.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...