Matooro Biyo Fariisiga Loogaga saaro Oo La Gaarsiiyay Xaafadaha Hantiwadaag ee, Jowhar Xarunta Hirshabeelle “sawirro”

Date:

Qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Jowhar ee Gobalka Sh/Dhexe oo ay hormuud u yihiin ganacsatada degmadaasi ayaa ka sameeyay olole loogu gurmanayo dadka ku nool laanta Badda cas xaafada Hantiwadaag ee magaalada Jowhar, iyagoo goobaha biya fariisinka ee xaafadaha lagaarsiiyay matooro loogu talo galay in biyaha looga saaro meelaha biyo fariisiga ee ku geedaaman xaafadaha.

Qaar ka mid ah ganacsatada oo la hadlay Warbaahinta ayaa codsaday in la balaariyo  latacaalidda biyaha ka dhashay roobkii ugu dambeey ee maalahan ka da’aay Jowhar iyo deegaannada hoosyimaada

Dadka ku nool Jowhar ayaa maalmahan wal wal ka qaba  fatahaad ka timaada Jowhar xilli hada dadka deegaanka ay u beeranyihiin dalagyo  ay tacbadeen fatahaadihii aynu soo dhaafnay ka dib.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...