Diyaarado Shixnado Gargaar Ah U Waday Qardho Oo Maanta Gaaray โ€œsawirroโ€

Date:

Waxaa galabta Garoowe ka dagay saddex diyaaradood oo waday Gargaar iyo Agab kala duwan oo loogu tala galay Bulshada Qardho ee Roobabka daadadka watay saameeyeen.

Wafdigan waxaa Hogaaminayay Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jamaal kana mid ah guddigi gaarka ahaa ee Raโ€™iisul Wasaare Khayre u magacaabay Gurmadka Qardho iyo deegaanada kale ee dalka ee fatahaaduhu saameeyeen.

Wafdigan ayaa isla markiiba u sii gudbay magaalada Qardho oo ah halka dhibtu ka dhacday.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...