Maalinta la dagaallanka Musuq-Maasuqa oo Muqdisho laga xusay

Date:

Munaasabadda xuska 16aad ee maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka Musuq-Maasuqa ayaa ka socota magaalada Muqdisho,waxaana ka qeybgalaya wasiirka cadaaladda,hanti Dhowraha guud ee Qaranka iyo masuuliyiin kale iyo qeybaha kala duwaan ee bulshada.

Musuq-maasuqa iyo daah-furnaan la’aanta ayaa waxay   si weyn u cuuryaamiyeen horumarka iyo xasiloonida dalal badan oo ka tarisan wadamada Caalamka, waxaa maanta laga xusaya guud ahaan caalamka maalinta ladagaallanka iyo xakamaynta  musuq-maasuqa Aduunka, la dagaalank musuqa ayaa waxaa saldhig u ahaa awoodsiinta sharciga iyo dhisidda hay’addo daah-furan oo la xisaabtama Eedeymaha musuqa.

Dunida daafeheeda, 9ka Disembar ayaa laga xusaa Caalamka La-dagaallanka Musuq-maasuqa iyadoo ujeedadu tahay in wacyi-gelin laga sameeyo musuq-maasuqa iyo sidii looga hortagi lahaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...