Bulshada Gobolka Mudug oo ku baaqday in la joojiyo colaadda ka taagan Af-barwaaqo

Date:

Guddoomiyaha Tuulada Af-brwaaqo ee Gobolka Mudug, Cabdullahi Jaamac Dhoorre, Culimaa’udiinka, wax garadka iyo sama doonnada degaanka ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo coladda Beeleedka halkaasi kasoo cusbaanaatay .

Maamulka iyo Cuqaasha Af-barwaaqo ayaa si gaar ah baaq ugu diray Dowladda Soomaaliya, mas’uuliyiinta Galmudug iyo Puntland,wax garadka iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed in kala dhex galaan dirita ka socota Af-barwaaqo, si aysan ugu baahin degaannada kale ee Gobolka Mudug.

Shalay ayay ahayd markii Laba Malleeshiyo Beeleed oo kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug ay ku dagaallameen degaanno hoos taga Tuulada Af-barwaao, halkaas oo uu ka dhashay qasaaro Naf iyo maal isigu jira.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Türkiye oo xusay 15-guuradii booqashadii Erdoğan uu ku yimid Muqdisho

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed,...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...