WARARKA MAANTAXUKUUMADDA Sawirrada kormeerka wasiirrada warfaafinta Somalia iyo Jabuuti. By - October 17, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasiirka warfaafinta Qaranka Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye }ayaa xarunta wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta Jamhuuriyadda Jabuuti MUDANERidwaan Cabdillaahi Bahdoon oo shalay soo gaaray caasimadda. Sawir Qaade Qadar Cali Nuur