Guddoonka Golaha Shacabka oo Xildhibaanada ugu baaqay iney ilaaliyaan waqtiga Kulamada Golaha

Date:

Muqdisho (SNTV) Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ayaa Xildhibaanada ugu baaqay inay ilaaliyaan waqtiga kulamada Golaha Shacabka, kadib markii maanta uu u baaqday Kooram la’aan kulankii Golaha.

Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la filayey in kulankooda ugu horeeya ee Kalfadhiga 5-aad ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho hase ahaatee waxaa uu u baaqday Kooram la’aan.

Guddoonka Golaha ayaa tilmaamay in muhiim ay tahay in xubnaha Golaha ay masuuliyad gaar ah iska saaraan ilaalinta waqtiga si looga howlgalo shaqooyin badan oo xiligan golaha Horyaala.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Sawirro: Kulan lagu heshiisiiyey beelo walaalo ah oo ku dagaalay Mudug ayaa lagu qabtay Muqdisho

26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Gobleedka Koonfur Galbeed, Mudane...

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka ka dhici doona Degmada Wanlaweyn

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Wasaaradda Howlaha Guud XFS oo dadaal ugu jirto sidii barakacayaasha guryo loogu dhisi lahaa

Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...