Talyaaniga oo cabsi kamuujiyay qatar ka dhalan karta isticmaalka 22 Buundo

Date:

Dowlada Talyaaniga oo baaritaan ku sameeyay musiibadi  Genoa ayaa sheegtay in ay jiraan digniino lagu arkay  22 Buundo oo ay istacmaalan gaadidka dalkasi, digniinahasina ay mujinayan in ay jiraan xaaladdo dagdag .

Injineer u dhashay dalka Talyaaniga oo u qaabilasana lasocoshada xaaladaha soo kordha ee dagdag ah ayaa sheegay in ay u baahnayeen in xili hore dayactir joogta ah  lagu sameyo 22 Buundo si loga nabad galo burbur kale oo ku yimada isticmaalka  qar kamid ah Buundooyinka  dalkasi talyaaniga .

Shaqaalaha gargarka dagdag ah ayaa hatan la halgamaya sidi ay u ilaalin lahayen goobah ay ku yaalan Buundooyinka oo laga cabsi qabo markale in u burbur ku yimado.

Sahan ay soo saaren  qaar ka mid ah Ururka Talyaaniga ayaa tilmaamey 22 buundo oo ku xiran  waddooyinka  in ay muujinayan calaamadaha khalkhalka ee ku yimiid Buundooyinkasi .

Dowlada talyaaniga ayaa ugu baaqaday shacabked in ay ka digtoonadan xaaladdah goobaha cabsida laga muujinyo

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...