Daawo Barnaamijka Bidhaamiye

Date:

Muqdisho (SNTV)- Qeybtii Hore ee Barnaamijka Bidhaamiye oo si gaar ah diiradda loogu saarayo arrimaha marin habaabinta dhallinyarada ay qaldaan Maleeshiyada Alshabaab.

Xarumaha Irshaad, Hilaal iyo Telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah isaga kaa shanayo.

Tabiye;- Liibaan Cabdi Cali

Halkan Hoose ayaad ka daawan kartaan

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...