Daawo Barnaamijka Kulanka Todobaadka

Date:

Muqdisho (SNTV)-kulanka Todobaadka waa todobaadle aad daawataan kana dhageystaan Warbaahinta Qaranka, waxaa si gaar ah diiraada loogu saara arrimaha Todobaadkaas taagan.

Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng (Yariisow) oo ah guddoomiyaha gobalka Benaadir ahna duqa Muqdisho ayaa marti ku ah barnaamijka.

Tabiye;- Feysal Muuse Maxamed.

Halkan Hoose ayaad ka daawan kartaan Mahadsanidiin 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Xaquuqul Insaanka Qaranka oo war ka soo saaray dhacdo ka dhacday Jubbada Hoose

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa...

Wasaaradda Shaqada fariin u dirtay shaqaale waynaha Soomaaliyeed

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Liiska xubnaha ku guuleystay Golaha Wakiilada K/Galbeed oo la shaaciyay

Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...